Daawo Shirkii jaraa’id ee Madaxweyne Gaas uu ku qaadacay shirka wadatashiga

January 27, 2016 - Written by Editor

gaas1Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goordhow waxaa uu shirjaraa,id ku qabtay Villa Soomaaliya waxaana uu sheegay in Puntland ay qaadacday go,aanka DFS iyo beesha Caalamka ay gaareen kaas ah in doorashada lagu saleeyo nidaamka 4.5.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay madasha shirka wadatashiga uu keenay aragtida reer Puntland wuxuuna sheegay in talada uu ku celin doono shacabka Puntland si ay tashadaan aayahooda.

Hoos ka Daawo Shirkii jaraa’id ee Madaxweyne Cabdiweli Gaas uu ku qaadacay shirka wadatashiga ee ka socday Muqdisho.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,812 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>