Dowladda Sacuudiga oo dil ku fulisay 47 qof oo ay ku eedeysay in dilal iyo qaraxyo ka geysteen Sacuudiga.[Dhagayso]

January 2, 2016 - Written by Editor

mansourturkeyss-thumb2Waxaa ay Dawladda Sacuudi Carabiya dil toogasho ah ay ku fulisay 47 qof oo lay ku eedeeyeen in ay fuliyeen falal lid ku ah amniga iyo nabadgeyada dalka Sacuudiga iyo in ay ka tirsanaayeen ururka Al-qacid oo weeraro iskugu jira qaraxyo iyo dilal ah ka fuliyey gudaha dalka Sacuudiga. Dadka dilka lagu filiyey waxaa ka mid ah nin shiico ah oo magaciisa lagu sheegay Nimir Al-Nimir, kaas oo lagu hellay abaabul ka dhan ah nabadgelyada dalka Sacuudiga iyo in uu abaabulay banaanbax sababay dil loo geystay nin Boolis ah. Toogashada ayaa la sheegayaa in ay ka dhaceen ilaa 12 goobood oo kale duwan waxaan dilka u dhacay dil toogasho ah halka qaar lkaena seef surka looga gooyey.

Hoos ka Dhagayso wasaaradda arrimaha gudaha Sacuudiga oo faafisay bayaanka dilka 47 qof

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online