Dowladda Sacuudiga oo xidhiidhka siyaasadeed u jartay dowladda Iran.[Daawo Video-ga]
January 4, 2016 - Written by EditorRiyadh:-Waxaa ay caawa Dowladda Sacuudiga si rasmi ah u shaacisay in ay xidhiidhkii siyaasadeed ay u jartay dalka Iran ka dib markii ay arrimaha gudaha ee dalka Sacuudiga iyo dalal badan oo carab ah ay fara gelin ku hayso. Wasiirka arrimaha dibada boqortooyada dowladda Sacuudiga Caadil al-Jubeyr oo la hadlay saxaafadda ayaa xusay in ay u yeereen safiirkooda dalka Iran halka ay ku amreen in safiirka Iran ee Sacuudiga uu uga baxo dalka Sacuudiga iaa 48 saacadood gudahooda.
Hoos ka Daawo shira Jaraa’id ee Wasiirka arimaha dibada boqortooyada dowladda Sacuudiga Caadil al-Jubeyr
A/cawaale
Halgan.net