Dowladda Sacuudiga oo xidhiidhka siyaasadeed u jartay dowladda Iran.[Daawo Video-ga]

January 4, 2016 - Written by Editor

caadilRiyadh:-Waxaa ay caawa Dowladda Sacuudiga si rasmi ah u shaacisay in ay xidhiidhkii siyaasadeed ay u jartay dalka Iran ka dib markii ay arrimaha gudaha ee dalka Sacuudiga iyo dalal badan oo carab ah ay fara gelin ku hayso. Wasiirka arrimaha dibada boqortooyada dowladda Sacuudiga Caadil al-Jubeyr oo la hadlay saxaafadda ayaa xusay in ay u yeereen safiirkooda dalka Iran halka ay ku amreen in safiirka Iran ee Sacuudiga uu uga baxo dalka Sacuudiga iaa 48 saacadood gudahooda.

Hoos ka Daawo shira Jaraa’id ee Wasiirka arimaha dibada boqortooyada dowladda Sacuudiga Caadil al-Jubeyr

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online