Duulimaadyo ka bilaawday Garoonka Caalamiga ee magaalada Boosaaso (Masawiro)

January 31, 2016 - Written by Editor

3Boosaaso:-Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Boosaaso ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga bilaawday duullimaadyadii caalamiag ahaa ee ugu horeeyey oo jet-ka ahaa waxaana saaka soo cagadhigtay garoonka diyaarado u kala socda Dubai ,Jabuuti,Nairobi iyo Adidiss.Ababa.

Garoonka Diyaaradaha ee Bander Qaasim ayaa waxaa ka muuqday saaka mashquul saaid ah iyada oo saraakiisha Garoonka Diyaaradaha iyo ciidanka amaanka si weyn uga qeyb qaateen fududeynta safarka dadweynaha ka dhoofaya iyo kuwa soo laabanaya Puntland.
Shirkadaha duulimaadyada ka bilaawday magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa ay kala yihiin Jubba ,Freedow iyo Daalo.

Duulimaadka ka bilaawday magaalada Boosaaso ayaa waxaa kala yihiin.


A-Dubai ilaa Bosaaso,
B-Nairobi ilaa Bosaaso
C-Addis-Ababa ilaa Bosaaso
D-Jabouti Ilaa Bosaaso.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online