Hoyga Aqoonta barashada Diinta Islaamka ee Machadka Al-furqan oo dood cilmiyeed lagu qabtay.[Masawiro/Video]
January 21, 2016 - Written by EditorLaascaanood:-Hoyga Aqoonta diinta Islaamka ee Al-furqan ayaa waxaa lagu so gabagabeeyey dood cilmiyeed (Tababar) u dhexeeya dhalinyarada iyo hogaanka aqoonta ee Culimada gobolka Sool .Ardayda ka qalin jabinaysa sanadkan Machadka Al-furqaan ayaa waxaa loo qabtay tababar aqooneed loogu gogol xaadhayo waxbarasad heerka labaad ee Jaamacada.
Sh.Dr C/Caziiz Cali oo ka mid ah aqoonyahanada rugcadaayada ka how gala Jaamacada Nugaal ayaa ka mid ahaa casharadii ugu qiimaha badnaa ee ay galeen ardaydani waxaa ka mid ahaa ‘Maxaad dooran takhasuskaag Jaamacadeed. Ardayda Machadka Alfurqaan oo la hor dhigay Su’aashan ayaa waxay ka doodeen waxyaabaha laga doonayo ardayda doonaya inuu ku Takahsuso fanni ama Maaddo.
no images were found
Hoos ka Daawo Dood Cilmiyeedkan qiimaha badan ee u dhexeeyey Ardayda iyo Sh Dr Abdi Aziiz Ali.
En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood,Halgan.net