Khatarta Shiicada iyo Mutamarka Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Jeddah (Daawo)
January 1, 2016 - Written by EditorJaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa ay qabatay Mutamar Islaami ah kaas oo ay cinwaan uga dhigeen (Badbaadi wadankaaga )waxaana mutamarka ka soo qeyb galay culuma,udiin ,waxgarad ,iyo aqoonyahano.Mutamarka Islaamiga ee lagu qabtay magaalada Jeddah ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumada kala ah
1-Sheekh Maxamuud Ciise Xafidahaulaah
2-Sh Dr C/raxmaan Sh Cumar.
Labada Sheekh ayaa waxay si weyn uga hadleen khatarta Shiicada iyo sida umada Soomaaliyeed ay uga hortagi lahayd meel walba ay joogaan
Hoos ka Daawo Khatarta Shiicada iyo Mutamarka Jaaliyada Soomaaliyeed Ee magaalada Jeddah.
Hoos ka Daawo Khatarta Shiicada iyo Mutamarka Jaaliyada Soomaaliyeed Ee magaalada Jeddah Sh Dr C/raxmaan Sh Cumar.
Hoos ka Daawo Barmaamijka Daaci oo walaal Xuseen M Cumar kaga hadlay Somali shiico noqotey
Shiicada ka soo laabta walaal Sheekh Xuseen M Cumar xafidahulaah
Hoos ka Daawo Shiico Waa Maxay Goormayse Bilaabmatay Maxayse Ku Salaysan Tahay? Sh.Cabdiraxmaan Axmed
Hoos ka Daawo Idaacada Radio Muqdisho oo xayeysiin u sameynaysa Shiicada ka wada dalka Faafinta madhabka Shiicada
Daawo Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah oo ka digay madhabka Shiicada ee dalka laga Faafinayo .
Shiicada iyo Dhibaatooyinka ay u geystay Islaamka iyo Ehelkiisa Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame
Halgan.net
Jeddah