Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki.[Daawo]
January 15, 2016 - Written by EditorHelsinki:-Waxaan idin soo gubineynaa khudbadii masjidka Al-hudaa ee magaaada Helsinki ee caasimada dalka Finland waxana maanta khudbada soo jeediyey Sh.Dr C/wali Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf , sheekh ayaa wuxuu kaga hadlay khudbadiisa kacabsiga Alle swc iyo hor istaaga Alle Swc.
Sh.Dr C/wali Sh.Maxamuud Xaaji Yusuf wuxuu aad ugu dheeraaday in umada ay Alle ka baqaan kuna dadaalaan wixii Aakhiro iyo aduun anfacaya ayna ka fogaadaan danbiyada waaweyn iyo fidnada ka taagan aduunka taas oo dad badan ay waqtigooda ku lumiyaan.
Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hdaa ee Helsinki D Sh Cabdiweli Sh Maxamuud oo Af-soomaali ah
Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hdaa ee Helsinki D Sh Cabdiweli Sh Maxamuud
oo Af-Carabi ah.
Helsinki Islamic Center
Finland,Halgan.net