Maamulka Jaamacada Nugaal oo fursad waxbarasho ugu Bishaareynaya Ardayda [Video]
January 16, 2016 - Written by EditorLaascaanood:-Maamulka sare ee Jaamacada Nugaaal ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay ogeysiinayaa dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee dhamaysatay Dugsiyada are iyo Jaamacada inay la bilaabi doono Todobaadkan Diblome sare oo lagu qaadanayo Arday cusub, iyadoo ay ku jirno Diiwaan gelinta ardayda . Diblome kan oo la bilaabay sanadkii hore ayaa noqon doona mid la sii wadi doono sanadka soo socda.
Hoos ka Daawo Maamulka Jaamacada Nugaal oo Fursad waxbarasho ugu Bisheereeyey Ardayda
En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood, Somalia