Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo maanta u dhoofaya Muqdisho.[Video]

January 24, 2016 - Written by Editor

AxmedMuqdisho:-Wafdi uu hogaaminayey Madaxweynaha Jubaland Axmed Sh. Maxamed islaan ayaa maanta u dhoofaya magaalada Muqdisho si uu uga qayb galo shirka wada tashiga Qaran ee Soomaaliya oo la filayo in uu ka furmo magaalada Muqdisho. Wafdi uu hogaaminayey Madax weynaha Jubaland Axmed Sh.Maxamed islaan ayaa waxaa ay ku biiri doonaa Madaxda Soomaalida ee soo gaaray magaalada Muqdisho si ay xal iyo is afgarad uga gaaraan qaab lagu soo xulayo xubnaha golaha Baarlamaanka ee Dowladda federaalka ee Soomaaliya ee 2016.

Shirka Madaxda Soomaalida oo furmi doona ayaa waxaa ka soo qayb galaya xubno ka tirsan beesha caalamka waxaana la filayaa in natiijo ka soo baxdo maadaam shirkii Kismaayo is afgaradkii lagu gaaray lagu shaacin doono magalada Muqdisho maalmaha soo socda.

Hoos ka Daawo Madaxweynaha Jubbaland axmed Maxamed Islaan oo ka hadlay safarkiisa uu ugu socdo Muqdisho

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online