Maqaaxida The Vilage ee Magaalada Mqdisho oo qarax ka dhacay

January 2, 2016 - Written by Editor

Breaking-NewsWararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu qarax sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Maqaaxida The Vilage ee Magaalada Mqdisho waxaana qaraxa ka soo baxaya warar kala duwan-

Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaa in qof uu isku qarxiyey dadkii maqaaxida ka shaaheynayey waxaana ilaa haatan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee dadka gaaray.

Gawaarida Gurmadka iyo ciidanka DFS ayaa gaaray goobta waana markii 3aad oo Maqaaxida The Vilage ee Magaalada Mqdisho lagulaayo dad shacab ah.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online