Nadwo cilmiyeed diini ah oo si rasmi uga bilaabtay Masjid jaamica Laascaanood.[Daawo]

January 24, 2016 - Written by Editor

10626620_867978819965980_3201967196305129839_nLaascaanood:-Nadwo Cilmiyeed diini ah ayaa si rasmi uga bilaabtay Masjid jaamica magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Nadwada ayaa waxaa a soo qayb galay dadweyne aad u fara badan waxaan muxaadaraad kale duwan ka soo jeedin doona culimo Soomaaliyeed ee laga yaqaan dalka Soomaaliya, Nadwo cilmiyaadkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Kulliyad shareecada ee Jaamacada Nugaal .

Hoos Ka Daawo muxaadaradii koowaad ee ka baxday Nadwo cilmiyeed ka bilaabatay Laascaanood

En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online