Ciidanka Kenya oo ka baxay Buulo Gaduud iyo Al-Shabaab oo dib u qabsaday
(January 28, 2016)
Kismaayo:-War goordhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka J/hoose , ayaa sheegaaya in ciidamada Kenya iyo kuwa Jubaland ay ka baxeen deegaanka Buulo Gaduud 30km kaga beegan dhanka
Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay go’aanka Dowladda Federaalka ee hanaanka doorashada sannadka 2016
(January 28, 2016)
Muqdisho, 28 Janaayo 2016 Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (FGS) ay qaadatay ee ku aaddan hanaanka doorasho ee loogu talagalay geeddi
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(January 28, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Eldore
Golaha Wakiilada Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saaray Hanaanka Doorashada 2016.[Dhagayso]
(January 28, 2016)
Garoowe:-Mudanayaasha Golaha Wakiilada dowladda Puntland oo maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xarunta golaha baar lamaanka Puntland ee magaalada Garoowe ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray go’aa
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo Ansixiyey Hanaanka doorasho ee sannadka 2016
(January 28, 2016)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaali
Madaxweynihii hore dowladda Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe.[Dhagayso]
(January 28, 2016)
Garoowe:-Madaxweynihii hore dowladda Puntland C/raxmaan Sheekh. Maxamud Faroole oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadaly go'aanka ka soo baxay shalay dowladda Federaalka So
Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdigii la socday oo ka soo duulay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho
(January 28, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa mudo labo maalmo ah ku sugaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa saaka ka soo dhoofay garoonka Aa
Banaanbax looga taageerayo Madaxweynaha Gaas lagu diidan yahay 4.5 oo ka socda Garoowe.
(January 28, 2016)
Garoowe:-Waxaa goordhow ka bilaawday magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas loogana soo horjeedo nidaamka 4.5 oo ay DFS
Madaxweynaha DFS oo ka qayb galay aas baroordiiq ah oo loo sameeyey askartii Kenya ee lagu dilay Ceel-Cade.[Masawiro]
(January 28, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Eldoret ee dalka Jamhuuriyadda Kenya kaga qeybgaley baroor-diiq qaran oo loo sameeyay ci
Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi Weli Gaas Oo Boosaso Ku soo wajahan
(January 28, 2016)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa la filayaa in ay maanta dib ugu soo laabtaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ka dib markii uu ka soo

« Previous PageNext Page »