Shirweynihii wadatashiga Qaran ee ka socday Kismaayo oo Natiijo la’aan soo geba-gaboobay.[Dhagayso]

January 17, 2016 - Written by Editor

CUMAR-CABRASHIID1Kismaayo:-Ra’iisul wasaarada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo saxaafadda kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in la soo afmeeray shirkii ka socday magaalada Kismaayo horumarna ay madaxda Soomaalidu ay ku talaabsadeen. Ra’iisul wasaarada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cumar C/rashiid Cali sharmaake ayaa xusay in wax warmurtiyeed ah aan ka soo bixin shirka balse marka Muqdsho uu gaaro uu soo saari doono qoraal ayna Madaxda federaalka ay soo abaabuli doono shir kale oo ka dhaca gudaha Soomaaliya ka dib tashi ay la samaynayso Madaxda dowladda Gobolleedyada.

Hoos ka Dhagayso Ra’iisul wasaare Sharmaake oo ka hadlay shirka Kismaayo ee la soo gabagabeeyey Natiijo la’aan

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/sharmakekista.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

231,803 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>