Su’aalihii jimcaha qaybtii 4aad Sh.Maxamed Cabdi Umal. [Daawo]

January 1, 2016 - Written by Editor

Sh-umal-300x191Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii afraad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka wadaa barnaamij uu uga jawaabayo su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen.

Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaarisay hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada, iyadoo uu barnaamijkan yahay mid habeen walba oo jimce la qabto.

Barnaamijkan fatwada ah ayaa jiri doona habeen walba oo jimca ah haddii Illaahay idmo, iyadoo dadka ku nool magaalada Nairobi ay su’aalaha si toos ah u geyn karaan masaajidka Abuu Bakar, halkaasoo sandooqyo loo sameeyey lagu uruurin doono, halka dadka kale ee meelaha kale ku noolna ay su’aalahooda ku soo gudbinkaraan email ka hay’adda oo ah: ixsaanmedia@gmail.com.

Hoos ka Daawo Su’aalihii jimcaha qaybtii 4aad Sh.Maxamed Cabdi Umal.

Halgan.net
Nairobi
Musasat Ixsaan

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online