Tacsi: Adeer Jaamac Maxamuud Maxamed oo ku Geeriyooday magaalada Odense

January 1, 2016 - Written by Editor

tacsi4Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 31-12-2015 ku geeriyooday magaalada Odense ee dalka Denmark, Allaha u naxariistee Jaamac Maxamuud Maxamed. Geerida waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Ehelka iyo Asxaabtiisa.
Waxaan,Anigoo ah Faarax Yaasiin Cismaan, tacsi gaar ah ugu dirayaa caruurtiisa;

1- Dr. Maxamed Jaamac maxamuud

2- Axmed Jaamac Maxamuud

3- Hodan Jaamac Maxamuud

4- Maxamuud Jaamac Maxamuud

5- Cabdalla Jaamac Maxamuud

6- Yaasiin Jaamac Maxamuud

7- Cabdiraxmaan Jaamac Maxamuud

SONY DSC

Waxaan Eebbe uga baryayaa inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka tagtayna, uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin Yaa Rabbi.

Waxaa tacsidaan na soo gaarsiiyey

Faarax Yaasiin Cismaan

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online