Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo laga sugayo Qardho

January 5, 2016 - Written by Editor

1Qardho:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku soo jeed magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar isagoo ka qayb geli doona xaflada furitaanka garoonka diyaaradaha ee Boosaaso. Madaxweynaha dowladda Puntland  iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa waxaa magaalada Qardho ku soo dhaweeyay dadweyne fara badan , Masuuliyinta Gobolka Karkaar kan degmada , odayaasha dhaqanka.

Warar aan ka helnay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland markii uu gaaro Qardho uu booqan doono goob muhiim ah oo ay dowladda Puntland ka waday dib u habayn iyo weliba mashaariic ka socotey magaalada Qardho. Madaxwaynaha Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa la filayaa  in caawa uu  ku hoydo magaalada Qardho isagoo kulamo la qaadan doono maamulka Gobolka Karkaar iyo odyaasha dhaqanka.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online