Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntand Dr.Gaas oo u dhoofi doona Kismaayo

January 10, 2016 - Written by Editor

IMG_7344Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ka i doona garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaso isagoo safar shaqo ku tegi doono mudo labo cisho ah magaalada Kismaayo ee xarunta Goboka Jubada Hoose. Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro, Xildhibaano ,xubno ka tirsan bushada rayidka ah iyo Saraakiil ka tirsan madax tooyadda.

U jeedka safarka Madaxweyaha Puntland ayaa lagu sheegay in uu ka qayb geli doono shir ka dhici dona magaalada Kismaayo oo ay garwadeen ka yihiin beesha caalamka iyo weliba Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaan looga hadli doonaa geedi socodka siyaasadeed ee dalka Soomaaliyeed 2016.

Shirka ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa ka qayb geli doona Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud, Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Gaas, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, Madaxweynaha Gal-Mudug Abdikariim Guled.

Amaanka guud ee magaalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyey waxaan ciidanka maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ay xireen wadooyinka muhiimka ah ee ka yimaada Garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ilaa xarunta xarunta loogu tala galay in uu ka dhaco shirku.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online