Wareysi C/Weli Gaas: Puntland Ma Aqbalin 4.5.[Dhagayso]

January 20, 2016 - Written by Editor

gaasBoosaaso:-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, C/Weli Maxamed Cali Gaas, ayaa waraysi uu VOA siiyey ku beneiyey inuu burburay shirki dhowaan lagu yeeshay magaalada Kismaayo. Gaas waxa uu sheegay in wadahadalladu ay sii soconayaan inkastoo aan heshiis kama-dam bays ah la gaadhin. Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale sheegay inaysan jirin warar sheegaya in Puntland ay ogolaatay in aqalka hoose ee baarlamanka lagu soo dhiso habka 4.5. Waraysiga gaarka ah, ayuu madaxweyne Gaas siiyey weriyahayaga Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac.

Hoos ka Dhagayso wareysiga idaacadda VOA ay la yeelatay Madaxweyne C/weli Gaas

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online