Wasiirka arrimaha gudaha ee S/land Cali Maxamed Warancade oo BBC-da uga waramay dad laga tarxiilayo gobollada S/land.[Dhagayso]
January 25, 2016 - Written by EditorHargeysa:-Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa waxaa wax laga wiidiiyey dad badan oo maalmihii danbe la hadal hayey in laga tarxiilo deegaanada S/land arrinkaas oo buuq iyo wareer ku abuurtay dad badan oo iskugu jira Koonfurta Soomaaliya iyo Ajaanib u badan Itoobiyaan ku noolaa deegaano ka tirsan S/land oo qaar kooda ay ka samaysteen gacansiyo.
Hoos ka Dhagayso waraysiga ay idaacdda BBC-du la yeelatay Wasiirka arrimaha gudaha ee S/land Cali Maxamed Warancade
[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/warancade.mp3]A/cawaale
Halgan.net