Wasiirkii hore ee waxbarashada dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji shirkii Kismaayo waxa lagu hishiiyey 4.5.[Dhagayso]

January 21, 2016 - Written by Editor

Cali-Xaaji-WarsameBoosaaso:-Wasiirkii hore ee waxbarsahada dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda daljir ayaa xusay in shirkii ka dhacay magaalada Kismaayo oo ay madxada Soomaaliyeed ku kulmeen in lagu hishiiyey nidaamnka 4.5 oo arrinkaas ay aqbaleen dowladda Puntland iyo Jubbaland.

Wasiirkii hore ee waxbarshada dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa sheegay in hishiiska lagu gaaray magaalada Kismaayo uu khilaafsan yahay hishiisyadii lagu gaaray Garoowe 1 iyo Garoowe 2 oo Madaxda Federaalka iyo Puntland ay ku gaareen hishiis ku saabsan qaabka ay noqonayso doorashada 2016.

Wasiirkii hore ee waxbarsahada dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa xusay in ay muhiim tahay in shacabka Puntand iyo golayaasha dowladda Puntland loo soo banhigo hishiiska lagu gaaray Kismaayo oo madxada Puntland ay ka waantoobaan in ay qariyaan hishiisyo ay gaareen taas oo keeni karta kalsooni daro.

Hoos ka Dhagayso waraysiga uu Radio Daljir la yeeshay Wasiirkii hore ee waxbarsahada dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Cali-Xaji-Warsame.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online