Ciidanka Amaanka Hargeysa oo joojiyey Bandhig Faneed lagu qaban lahaa Hotel Grown ee magaalada Hargeysa
(August 13, 2016)
Hargeysa:-Wararka caawa naga soo gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay joojiyeen Bandhig Faneed ay dhigi lahaayeen koox fanaaniin ah oo qurbaha ka
Wasiirka Gaashaandhigga oo Saraakiil Tababar u soo xiray (Masawiro)
(August 13, 2016)
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar ugu soo xirey xerada Gen. Dhegabadan Ex Jazeera Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo isugu jirey Sara
Golaha sare ee dhaqanka Gobollada SSC oo ku dhawaaqay Shirweyne wada tashi guud
(August 13, 2016)
Laascaanood:-Shir Jaraa’id oo ay wada qabteen Hogaanka sare ee golaha sare ee dhaqanka gobollada Sool , Sanaag iyo Cayn magaalada Dhumay oo Laascaanood kaga beegan dhanka Koonfureed 40 KM ayey ku sh
Barnaamijkii Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 19-aad. Sh. Umal [Daawo]
(August 12, 2016)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 19-aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka wadaa barnaamij uu uga jawaabayo su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen. Ba
Culimo’udiinka Puntland oo weli wada wacyi geli iyo ka digista bandhig heesaadyo.[Masawiro]
(August 11, 2016)
Boosaaso:-Masjidka rowda ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu qabtay kulan diini ah oo ay culimadu uga wacyi gelinayeen heesaha iy wax shareecadeenu ay ka qabto. Culimada ayaa waxaa bulshada ku dhaqa
Taliska Booliska Gobolka Bari oo soo bandhigay 160 Tahriibiyaal ah oo howl gal ay ku qabteen.[Dhagayso]
(August 11, 2016)
Boosaaso:-Taliska ciidanka Booliska gobolka Bari ayaa maanta waxaa ay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku soo bandhigeen in ka badan 160 tahriibayaal ah oo isugu jirey rag iyo dumar waxaan a
Warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii Golaha Xukuumadda Puntland
(August 11, 2016)
[nggallery id=1756] M_M_Deeq Halgan.net
Shirka golaha wasiirada Jubbaland oo oo qodobo ay ka soo baxeen
(August 11, 2016)
Kismaayo:-Shirka Golaha wasiirada Dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya oo uu maanta shir Gudoominayay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qabsoomay Gurigga Nabadda e
Ciidamada Danab iyo kuwa PSF Puntland oo howlgalo ka fuliyey Gaalkacyo. (Masawiro)
(August 10, 2016)
Gaalkacyo:-Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa DANAB iyo ciidanka Puntland ee PSF ayaa howl galo gaar ah ka fuliyey magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Koonfurta iyo Waqoo
Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo (Masawiro)
(August 10, 2016)
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana Madaxweynaha socdaalkiisa ku weheli

« Previous PageNext Page »