Madaxweynaha Puntland oo si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe (Masawiro)
(August 10, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb galay shirkii Madasha wadatashiga qaran ee magaalada Muqdisho lagu soo gebagebeeyey ay
Kitaabka Usuulu sunnah. Sheekh Maxamed Cabdi Umal [Daawo]
(August 9, 2016)
Hay’adda Ixsaan ayaa siminaar ku saabsaan caqiidada ka bilowday masaajidka abuu bakar ee xaafadda Islii. Hay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta ayaa soo agaasintay siminaar lagu baraanayo caq
Raisulwasaaraha DFS Oo magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (Akhri)
(August 9, 2016)
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 02 – 09 Agoosto 2016ka. Kulanka waxaa shir- guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheek
War Murtiyeed Laga soo saaray Shirka Madasha Qaran oo ku soo idlaaday Muqdisho.
(August 9, 2016)
Muqdisho:-Shirarkii Madasha Wadatashiga Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa lagu soo gaba-gaboobay magaalada Muqdisho waxaana laga soo saaray qodobo kala duwan oo muhiima waxaana ka mid ah arimaha
Wasiirka arrimaha dibadda DFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Stephen M. Schwartz
(August 9, 2016)
Muqdisho:-Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa u sharaf ah inay soo dhoweyso Danjire Stephen M. Schwartz oo ah Safiirka cusub ee Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya . Danjire S
Kulan Cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Musasada EMA oo la soo gabagabeeyay Stockholm (Masawiro)
(August 8, 2016)
Stockholm:-Kulan cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Musasat EMA oo cinwaankiisa uu yahay Bulsho Isku duuban ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Stockholm ee xarunta dalka Sweden waxaa uu socday 3
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wafdi ka socda Jarmalka uga waramey hawlaha doorashada iyo arrimo kale
(August 8, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu horkacayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jamhu
Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni oo dhagax dhigay Wadada Laamiga ah ee dhexmarta Magaalada Qardho.[Masawiro]
(August 8, 2016)
Qardho:-Musharaxa Dr.Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay isla markaana dayactir lagu sameenayo Wadada laamiga ah ee dhexmarta Magaalada Qardho oo ka bur-burtay dhinacyada iyo bartamaha laamiga
Sh.Mukhtaar Axmed Faarax oo uga digay shacabka Garoowe Bandhig heeseed baaqna u diray Bulshada.[ Video]
(August 7, 2016)
Garoowe:-Culimo’udiinka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Garoowe ayaa weli waxaa ay wadaan in bulshada ku dhaqan Garoowe iyo guud ahaan Puntland ay uga digaan Bandhig
Qarax goor dhow ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho
(August 7, 2016)
Muqdisho:-Wararka inaga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay goordhow wadada Maka Al-Mukarama waxaana qaraxa uu sabaabay dhimasho iyo dhaawac. Gaari Walxaha Qarxa ay saar

« Previous PageNext Page »