Culimada Puntland oo ku baaqay in la taageero Dhismaha Isbitaalka Gaalkacyo oo bur bur xooggan uu ku gaaray qaraxii Gaalkacyo.[Masawiro/ Video]
(September 3, 2016)
Garoowe:-Culimo'udiinka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Puntland ayaa waxaa ay baaq u jeediyeen jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dibada iyo kuwa gudaha in ay gurmad la soo gaaraan shacabkii k

(September 3, 2016)
Garoowe:-Maamulka Mu’asasada Al-minhaaj Heer Puntland ,Heer Gobol iyo Heer degmaba waxay tacsi tiiraanya leh udirayaan qoyskii, ehelkii , qaraabadii , Bahda Golis iyo asxaabtii uu ka geeriyooday All

(September 3, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maal mihii ugu dambeeyey safaro shaqo ugu maqnaa waddamada Itoobiya, Turkiga iyo Jabuuti ayaa maanta si weyn loogu soo dhowe Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo gaaray magaalada Gaalkacyo.
(September 3, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha Pun

(September 3, 2016)
Waxaa shalay Masjidka Al- Huda ee magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland khudbada jimcaha ka soo jeediyay Sheekh Cabdirizaaq Sugulle waxaana uu Sheekhu Khudbadiiisa uga hadlay Xikmada iyo Sirta
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|