![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/unnamed-27-2.jpg)
(September 30, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri ee Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu tababari doono Ciid
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/JLP77.jpg)
(September 30, 2017)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland. Kulankan w
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/22007592_1592308340829259_6795293559312620845_n-816x544.jpg)
(September 28, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu wareysi gaar ah siiyey Barnaamijka Kulanka SBC waxaan uu uga hadlay Arimo ay dadweynuhu ay hadal hayanaa waxan ka mid ah D
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/6Z0A6252-1.jpg)
(September 28, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib, socdaal uu ku tagey dalka Mareykanka oo uga qeyb galay Shir
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/01-3-696x522-1.jpg)
(September 28, 2017)
Cadaado:-Xildhibaano ka tirsan labad gole ee dowlada Federaalka Somaaliya oo shalay tegay degmada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Gal-Mudug una tegay in ay dhex dhexaadiyaan madaxda ugu saraysa Gal
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/CARRABEEY.png)
(September 28, 2017)
Cadaado:-Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gal-Mudug oo sheegay in uu yahay Ku simaha Madaxweynaha ee Gal-Mudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku sheegay in aysan jir Galmudug oo joojiyay dhamaan Duulimadyadii kaga imaan jiray Muqdisho (Akhriso)
(September 28, 2017)
Cadaado:-War-saxaafadeed goordhow ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa illaa amar dambe lagu joojiyay dhamaan duulimaadyada ka imaanayay magaalada Muqdisho.
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/IMG_9250.jpg)
(September 27, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 September 2017 magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland kulan is xogwaraysi ah kula yeeshay nabadoonada i
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/01-3-696x522.jpg)
(September 27, 2017)
Cadaado:-Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay gaareeny magaalada Cadaado xarunta KMG ee maamulka Gal Mudug. Xildhibaanada tegay degmada Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo beeniyey in xilka laga qaaday[Dhagayso]
(September 27, 2017)
Cadaado:-Wararka ka imanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi inay xilka ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|