
(December 14, 2017)
Muqdisho:-Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska, ahna taliye ku xigeenka Booliska Dowladda federalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa waxaa ka warbixiyey qarax saaka lala beegsada

(December 14, 2017)
Baydhabo:-Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu qoraal ka soo saaray shir uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu doon Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Tacsi u direy Ehellada Askartii ku geeriyootay qaraxii ka dhacay xarunta Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye,
(December 14, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa tacsi u direy ehellada askartii geesiyaasha ahaa ee naftooda ku waayay falkii argagixiso oo saakay ruux

(December 14, 2017)
Hargeysa:-Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu magacaabay Golahiisa Wasiirada kadib markii shalay uu si rasmi ah loogu wareejiyey xilka Madaxweynaha cusub ee maamulka S/lan

(December 14, 2017)
Muqdisho:-Waxaa maanta qarax is miidaamin ah uu ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen.Kaahiye ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka dib markii qof soo labistay darsiga ciidanka Boolis

(December 13, 2017)
Boosaaso:-Waxaa Xalay hoolka munaasabadaha iyo xafladaha ee jaamacadda Bariga afrika si habsami leh loogu qabtay Barnaamij logu magacdaray kulanka Jamaahiireed ee u hiilinta Quddus , waxaana iska kaas Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha S/land oo ka socota Hargeysa.[ Video]
(December 13, 2017)
Hargeysa:-Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi ayaa ka soca Aqalka Madaxtooyada maamulka Soomaliland ee Hargeysa. Xafladda Caleema saarka ayaa waxaa ka soo qeyb galaya masuuliy

(December 12, 2017)
Garoowe:-Taliyaha guud ee ciidanka Dowladd Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Jaamac Gorod oo shalay soo gaaray magaalada Garoowe ayaa saaka booqday xerada 54 ee cidanka daraawiishta Puntland, Taliye Gor Kornayl Cismaan Abshir (Kabayare) Qarax miino ah ku dhintay
(December 12, 2017)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Kornayl Cismaan Abshir (Kabayare) oo ahaa madaxii mini baarista Puntland uu ku dhintay qarax miino uu uu Madaxweyne Farmaajo oo dalka Turkiga kaga qeyb galaya Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka
(December 11, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa halkaas
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|