Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay
(December 10, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qeybgalay magaala
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixiya Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Daawo)
(December 10, 2017)
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixyada e Magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame waxaana uu Sheekhu uga hadlay Khatarta dhag
Madaxweynaha oo ugu baaqay Madaxda Afrika in la iska kaashado abuurista jawi maalgashi.[Masawiro]
(December 9, 2017)
Muqdisho, Disembar 9, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay in baahi
Madaxweynaha Puntland ” Shirka Amniga Qaranka Soomaaliya Wuxuu kusoo Dhammaaday Guul
(December 9, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta 09 December 2017 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. Madax
Khudbadii Jimacaha Masjidka Al-Hidaaya oo looga hadlay Qudus Sh Maxamuud Shible (Daawo)
(December 8, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu ka hadlay Masjidka
Golaha Walaalaynta Bulshada Iyo Qabyaalad diidka oo Garoowe ku qabtay Muxaadaraad (Daawo)
(December 8, 2017)
Garoowe:-Waxaa maalmihii lasoo dhaafay guud ahaan puntland gaar ahaan Garowe laga hadalhayay gole lamagac baxay Walaalaynta Bulshada iyo Qabyaalad diidka kuwaas oo aragtidoodu tahay sidii loo helilaha
Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo bayaan ka soo saaray arinka Qudus
(December 8, 2017)
Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa Bayaan kulul ka soo saaray go,aankii dowlada Mareykanka ee ahaa in Qudus ay tahay caasimada dowlada ku sheega Yahuuda waxaana ay baaq u jeediyeen dhama
Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay go’aanka Maraykanka ee Qudus
(December 7, 2017)
Muqdisho :- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si dhow ula socotay, iyada oo ka walaacsan go’aanka halista ah ee uu qaatay Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump kaasoo uu ugu aqoonsaday mag
Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay ee arinka Qudus(Akhriso)
(December 7, 2017)
Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay go,aankii dowlada mareykanka ay Qudus ugu aqoonsatay caasimada yahuuda xooga ku heystay dalka Falastiin waxaana ay Hay’adda Culu
Xafiiska arimaha ardayda ee JBA oo booqday faraca Jaamacadda ee Qardho (Masawiro)
(December 7, 2017)
Qardho:-Booqashada oo la qorsheeyey Mudo ka hor ayaa qabsoontay xiligeedii oo ahaa 2/4 Dec 2017, waxaana xafiisku ugu talo galay dardargalinta iyo ka qaybgalinta ardayda jaamacadda ee faracaas laga qa

« Previous PageNext Page »