Puntland warsaxaafadeed ka soo saartay shirka deyn cafinta ee Soomaaliya
(March 4, 2020)
Garoowe:-Wasaarada Maaliyadda Puntland ayaa fariin qoraaleed ay soo saartay maanta waxaa ay ku codsadeen in dib loogu dhigo shirka dayn cafinta oo lagu balan sanaa in lagu qabto magaalada Baydhabo in Wasiirku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo tegay Buuhoodle
(March 4, 2020)
Buuhoodle:-Wasiirku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland Cabdiweli Mire Xirsi ayaa lagu soo dhowayey degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn . Hoos ka Daawo Wasiirku xigeenka wa Gudoomiyaha golaha wakiilada Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe
(March 3, 2020)
Garoowe:-Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirashiid Yusuf Jibril iyo Wafdi oo uu hogaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ka dib safar Saddex to Madaxweynaha PL oo Dhagax dhigay Dhisme cusub oo lagu soo kordhiyey Bangiga Dhexe Ee Dowladda Puntland.
(March 3, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhiyey Bangiga Dhexe ee Dowladda Puntland. Munaasabadda dhagax dhigga waxaa Madaxweyn Xaaladda Baladxaawo ee gobolka Gedo oo degan
(March 3, 2020)
Baladxaawo:-Xaaladda magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa saaka degan ka dib dagaal ka dhacay magaalada waxaan dagaalku dhex maray ciidamo kala taageersan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Shir oo looga hadlayey masuuliyadaha Daryeelka Bulshadoo ka dhacay Gaalkacyo
(March 2, 2020)
Gaalkacyo :- Shirkaas waxaa ka soo qeybgalay Wasaaradda Arimaha Gudaha , Federaalka iyo Dimoqraadiyeynta Waaxda Daryeelka Bulshada (IDPs and Refugee ) Puntland , Hay'adda UNHCR iyo Gudiga qaxootig Gudoomiyihii maxkamadda Sool oo qarax lagu dilay [Dhagayso]
(March 2, 2020)
Laascaanood:-Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood. Dhimashada guddoomiyaha ayaa waxaa VOA u xaqiijiy gudoomiya Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Daah-Furay Ololaha Talaalka Iyo Daaweynta Xoolaha Puntland.
(March 2, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid C/llaahi Deni ayaa daah-furay Ololaha Talaalka iyo Daaweynta Xoolaha Puntland, kaasoo la gaarsiin doono 5 Milyan oo kamid ah xoolaha kunool 9
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|