Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo gubay Qaad lagu qabtay Boosaaso
(April 9, 2020)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamud oo Warbaahinta Magalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari kula hadlayay Goob lagu gubayay Qaad,ama Jaad ayaa sheegay in qof w
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo ku sugan Gaalkacyo
(April 8, 2020)
Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Maxamed Dhabancad oo uu wehlinayo Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Gobalka mudug Maxamed Xassan Waloore ayaa maanta kormeer
Wasaaradda Waxbarshada DFS oo Joojisay Sannad dugsiyeedka 2019/2020
(April 8, 2020)
Muqdisho:-Wasaaradda Waxbarshada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeysaa in la joojiyay dhamaan qaadashada casharadii waxbarashada dugsiyada ee sannad dugsiyeedka 2019/
Wasiirka Caafimaadka Dawlada Puntland oo Agab caafimaad kala wareegtay maanta dalka Emaratka carabta
(April 8, 2020)
Boosaaso:-Wasiirka Caafimaadka Dawlada Puntland Dr Jama Farax Xasan ayaa maanta garoonka diyaaradaha boosaaso kula wareegay agab caafimaad oo loogu talagalay in lagula tacaalo cudurka aduunka ku sii
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo la kulmay Guddiga Gurmadka ee Gobolka Gadafuu.[Video]
(April 7, 2020)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe kulan kula qaatay Guddiga Gurmadka ee Gobolka Gadafuu. Madaxweyne
Fadhiga 13aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo qabsoomay.
(April 7, 2020)
Garoowe:-Fadhiga 13aad ee Guddiga joogtada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ee uu shir-guddoomiyey Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo ay wehliyaa
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la hadlay shacabka Puntland[Video]
(April 6, 2020)
Garoowe:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni ayaa caawa oo Isniin ah Dadweynaha la hadlay, hadaljeedinta oo aheyd tii kowaad ee maalinta la hadalka Dadweynaha wuxuu Madaxweynuhu
Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo sheegay in uu tanaasulay
(April 6, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta waxaa uu soo gaaray degmada Dhuusomareeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madaxweynaha
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey Ambassador Maxamed Cumar Jaamac Dhigic-Dhigic
(April 6, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Danjire Maxamed C
Sh. Maxamuud oo Bulshada uga digay Covide-19 ,iyo in Go’aankii Joojinta Qaadka .
(April 6, 2020)
Garoowe:-Sh Maxamuud Xaaji Yusuf oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed kuna nool magaalada Garoowe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dadweynuhu aysan weli u hogaansamin amarad dowladda , dowladuna a

« Previous PageNext Page »