Shirkii wadatashiga dowladdaha xubnaha ka ah DFS oo warmirtiyeed laga soo saaray.[Video]
(July 12, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Maxamed
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweynihi hore ee Puntland
(July 12, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi oo ku geeriyooda
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geerida Xassan Abshir
(July 12, 2020)
Muqdisho, Luuliyo 12, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax
(July 12, 2020)
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Golelayaasha Dowladda iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyee
Madaxweynaha Dowladda PL oo ka tacsiyeey geeridii Madaxweynihi hore ee Puntland
(July 12, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Golelayaasha Dowladda iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariis