Madaxweynaha PL Saciid Claahi Deni oo ku soo dhaweeyey R/wasaare Kheyre Garoowe [Masawiro]
(July 16, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe hadda Kusoo dhoweeyey Ra'iisul Wasaaraha DFS Mudane Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan
Madaxweynaha DFS oo ka qayb galay salaadii janaasada R/Wasaarihii hore Hassan Abshir
(July 16, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan C/dulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha u naxariistee, Raiisu