Waxqabadka Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xussen Cali. [Video]
(July 28, 2020)
Boosaaso:-Waa Barnaamij kooban oo looga hadlayo Waxqabadkii Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xussen Cali Maxamuud Mudo Sanad Iyo Afar Bilood ka dib oo xilkaas uu hayo . Barnaamijkaan w
Wasiirka waxbarshadda Puntland oo soo dhaweyn loogu sameeyey Gaalkacyo
(July 28, 2020)
Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa soo dhaweyn loogu sameeyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Puntland Mudane Cabdulaahi Maxamed Xassan. Munaasibadan soo
Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda PL oo tegay degmadda Golodob
(July 28, 2020)
Goldogob:-Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Cabdi Ibrahim Warsame Qawdhan iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ku tegay dagmadda Golodob oo ka tirsan Gobolka Mud
Beesha Caalamka oo soo saartay digniin ku socota Madaxda Soomaaliya
(July 28, 2020)
Muqdisho:-Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka waxay muuji nayaan walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay ku jirto arrintii ka dhacday Baa
Ciidanka Booliska Gobolka Mudug oo qabtay Khamri badan.[Video]
(July 28, 2020)
Gaalkacyo:-Howlgalkaan ay Ciidanka Booliska ka sameeyeen Gobolka Mudug magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay kuu soo qabqabteen Khamri iyo dadkii ka ganacsanayay, Waxaana Ciidanka Booliska Degmada Galka