Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha DFS oo laga waraystay shirka ka socda Dhuusamareeb.[Video]
(July 15, 2020)
Garoowe:-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Abdi Faarax Juxa oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga SBC ayaa waxaa laga waraystay shirka wadatashiga ee Madaxda maamul gobolled
Gudoomiyaha Baarlaanka DFS oo ka horyimid Shirka Dhuusamareeb
(July 15, 2020)
Muqdisho:-Waxaa maanta ka furmay xarunta Golaha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya Kulankii 16aad Kalfadhiga 7aad, waxaan looga dooday wax ka bedelka wax ka badalka Sharciga Xisbiyadda S
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada PL oo ka qayb galay aaska Madaxweynihii hore ee Puntland
(July 15, 2020)
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad AVV: Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed
Madaxweynihii hore PL oo lagu aasay Garoowe.[Video]
(July 15, 2020)
Garoowe:-Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta Aas Qaran loogu sameeyey caasimadda Puntland ee Garoowe. Waxaa ka qayb galay Aaska Qaran
Madaxweynayaasha Jubbaland Gal-Mudug Gudoomiyaha Aqalka sare oo soo gaaray Garoowe
(July 15, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha Gen.Maxamed Abshir ee Garoowe waxaa uu kusoo dhoweeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor