Bayaan laga soo saray Nadwo diini ah oo lagu qabtay degmada Burtinle
(July 29, 2020)
Burtinle:-Waa Bayaan laga soo saaray Nadwo cilmiyeed diini ah oo mudo dhowr cisho ah ka socotay degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal Waxaan ka qayb galay culimo waaweyn o laga yaqaan dalka Soomaaliya,