Gal-Mudug oo casumaad sharafeed u sameeyey Madaxda dowladda Gobolleedyada

July 13, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Waxaa caawa Maamulka Caasimada Galmudug ayaa casuumaad sharafeed ugu sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada duleedka Magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug.

Kulankaan waxaa kasoo qeybgalay Madaxweynaha Martida loo yahay ee Dowladda Galmudug, Mudane: Axmed C. Kaariye, iyo Dhammaan Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka sidda Madaxweynaha PL Saciid Deni, Madaxweynaha JL Axmed Madoobe, Madaxweynaha Hirshabelle Waare iyo Madaxweynaha KGS Cabdul-casiis Laftagareen.

no images were found

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA BULSHADA MADAXTOOYADA

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online