Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Dhuusamreeb

July 18, 2020 - Written by Editor

Dhuusamreeb:-Waxaa goor dhow soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Gal-Mudug Madaxweynaha dowlada Federaalka Somaaliya Maxamed Abdulaahi Farmaajo Waxaan garoonka ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, Ra.iiusl wasaarr Kheyre iyo qaar ka mid ah Golahiisa wasirada, Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Abdulaahi Farmaajo ayaa waxaa socdaalkisa ku weheliya wasiiro ka tirsan golahiisa xukuumada waxaan ay ka qayb geli doonaa shir wadatshi oo Madaxda maamul gobolleedyada ay ku casumeen Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahan Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Abdullaahi Farmaajo.


Shirka wadatashiga ee ay ku baaqeen Madaxda maamul gobolleedyada wajigiisa 2aad ayaa waxaa uu ka furmi doonaa magaalada Dhuusamreeb ee caasimada Gal-Mudug maalmaha soo socda waxaa laga doodi doonaa halka laga aadi doona marxalada kala guurka ee dalka uu marayo hadda iyo qaabka loo qabanayo doorashada 2020/21.

Warka o faahfaahsan dib baan idinkaga soo gudbin doonaa Insha Allaahu

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online