Maxaa kasoo baxay kulamadii ka dhacay Dhuusamareeb?

July 20, 2020 - Written by Editor

Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka dhacayo kulamo gooni gooni oo shaley oo dhan u socdey madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya iyo dowlada dhexe ee federaalka.

Kulamadan ayaa la doonayey in kahor inta aanan kulanka guud la yeelan looga heshiiyo ajandaha shirka iyo xalinta tabashooyin madaxda qaar u dhexeysey.

Shaley galinkii horey waxaa kulmay madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Jubaland Ahmed Madoobe, Sidoo kalena xaley waxaa kulmey madaxweynaha Puntland Saciid Dani, Madaxweyne Farmaajo iyo Ahmed Madoobe.

Haddaba kulamadii ugu dambeeyey ee Dhuusamareeb iyo sida ay tahay xaaladda iminka, ayaa waxaa warbixintan ka diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan.

VOA Somalia
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online