Nadwo Cilmiyeed lagu soo afmeeray magaalada Beledxaawo (Masawiro)

July 19, 2020 - Written by Editor

Baladxaawo:-Waxaa lagu qabtay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo Khamiistii iyo jimcadii Nadwo cilmiyeed socotay labadaa habeen 16/–17/ 07 2020 bacdal maqrib. Nadwada oo ahayd tii labaad oo noocaada ee la qabto ayaa waxaa uu ahaa cinwaankeeda.
Akhlaaqda Qofka Muslimka 
Waxayna kala ahaayeen canaawiinta
1. Nabiga SCW akhlaaqdiisa waxay ahayd Qur’aanka oo uu soo jeediyay Diktoor Sheekh Xasan Cabdullahi Xade
2. Akhlaaqda qofka Muslimka uu Allah kula dhaqmaayo waxaa soo jeediyay Sheekh Ismaaciil Ibraahim Cali.
3. Akhlaaqda qofka Muslimka uu dadka kula dhaqmaayo, waxaa soo jeediyay Sheekh Cusmaan Cabdi Ibraahim.
4. Akhlaaqda qofka Muslimka uu kula dhaqmaayo xayawaanka waxaa soo jeediyay Sheekh Cabdirisaaq Xasan Cali
Nadwada waxaa iska kaashaday Mu’asasada Alraxma ee Tacliimta iyo Horumarinta iyo Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo oo xarunteeda Beledxaawo ku taalo, waxaana ka faa’iidaystay dad aad u badan oo soo camiray masjidka inta Nadwada socotay
Waxaana lagu qabtay Masjidka Qadiim ee Beledxaawo.
Hoos ka Daawo Muxaadardaadka laga jeediyey nadwadii lagu qabtay magaalada Baledxawo. 1-Akhlaaqdii Nabigeena CSW iyo Akhlaaqda qofka Muslinka Sheekh Dr Xasan Claahi Xade iyo Sheekh Ismail Ibraahim 2-Akhlaaqda qofka Muslinka Ee umada kale Sheekh Cismaan Ibraahim Cabdi. 3-Akhlaaqda Qofka Muslinka Ee xoolaha Sheikh Abdirisak Hassan Ali

no images were found

A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online