War-murtiyeed laga soo saaray shirka wadatashiga ee ka socday magaalada Dhuusamareeb.[Masawiro]
July 22, 2020 - Written by EditorWar-saxaafadeed ayaa laga soo saaray shirka wadatshifga madaxda DFS iyo madaxada dowlad goboleedyada kaas oo ka socday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Shirka ayaa waxaa shir gudoominayey madaxweynaha DFS Maxamed Claahi Farmaajo waxaana goobjoog ahaa Ra’iisul Wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre Madaxweynaha Galmudug, Ahmed Kaariye Qoor Qoor Madaxweynaha, Koonfur Galbeed, Cabdi Casiis Lafta Gareen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Puntland.
no images were found
Shirka waxaa diirada lagu saaray xaaladda siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee dalka Soomaaliya, iyo sidoo doorasho uga dhici lahayd dalka la isla ogal yahay .
Hoos ka Akhriso War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net