Wareysi: Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri xil ka qaadista Kheyre?[Dhagayso]

July 26, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa shalay sheegay inay xilka ka qaadeen ra’iisul wasaarihii dalka Xassan Cali Kheyre, kaasi oo saacado kadib isna sheegay inuu iscasilay.

Xil ka qaadista Kheyre ayaa waxaa dhaleeceeyey Midowga Yurub oo sheegay “in hanaanka loo maray mooshinka codka kalsooni kala noqoshada xukuumadda uusan buuxin xitaa shuruudaha ugu yar ee dastuuriga ah.”

Sidoo kale dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in kalsooni kala noqoshada xukuumadda Kheyre ay dib u dhac ku tahay isbedellada horumar ee ka socday Soomaaliya.

Haddaba , codbixintii baarlamaanka ee shalay ma ku dhacday hab sharci ah? Eedaha loo jeediyey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ma yihiin kuwo meesha ku jira? Hakee ayey tahay in meeshan looga dhaqaaqo?

Su’aalahaa siyo kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf waxa uu weydiiyey Ra’iisul Wasaarihi hore ee Soomaaliya Cumar Cabdilrashiid Cali Sharmarke.

VOA

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online