Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha DFS oo laga waraystay shirka ka socda Dhuusamareeb.[Video]
July 15, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Abdi Faarax Juxa oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga SBC ayaa waxaa laga waraystay shirka wadatashiga ee Madaxda maamul gobolledyada uga socda magaalada Dhuusamareeb iyo go’aamadii ka soo baxay xili la filayo In shirka wadatashiga wajigiisa 2aad oo ay ku soo biireen Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka Daawo waraysiga Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Abdi Faarax Juxa.
M_M_Deeq
Halgan.net