Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha DFS oo laga waraystay shirka ka socda Dhuusamareeb.[Video]

July 15, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Abdi Faarax Juxa oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga SBC ayaa waxaa laga waraystay shirka wadatashiga ee Madaxda maamul gobolledyada uga socda magaalada Dhuusamareeb iyo go’aamadii ka soo baxay xili la filayo In shirka wadatashiga wajigiisa 2aad oo ay ku soo biireen Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Daawo waraysiga Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Abdi Faarax Juxa.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online