Taliyaha qeybta Booliska gobolka Bari oo booqday Iskuulada Boosaaso.[Video]

October 7, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliyaha qeybta Booliska gobolka Bari ayaa saaka booqday qaar ka mid ah Iskuulada magaalada Bosaaso oo uu ka mid yahay iskuulada sare ee Al-najax iyo Imamu-shaafici halkaas uu ardayda kala hadlay wacyigelinta Amniga.

Taliyaha qeybta booliska ee gobolka Bari G\sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa ardayda ku dhiiri geliyey inay ka qeyb qaataan la shaqeynta laamaha amaanka ee gobolka Bari isagoona talooyin iyo dhiirigelin u jeediyey Ardaydaas.


Taliska Ciidanka Gobolka Bari.
Halgan.net,Boosaa
so

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,470 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>