Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan deg deg ah qabtay.[Masawiro]

October 3, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta qabtay kulan muhiim ah oo diirada lugu saaray sidii wax looga qaban lahaa arrimaha sicir bararka iyo kor u kaca sarifka lacagta dollarka.

Shirka ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiinta Wasaaradda iyo khuburo aqoonyahan ah oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland.

Dood iyo falaqayn ka dib Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa magacabay guddi dhaqaale oo kasoo tala bixiya xaaladda sarifka ayadoo maalmahaan ay wasaaradda Maaliyadda soo saari doonto siyaasaddo lugu xakameynayo arrimaha sarifka.

Baahintii

Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dawladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
October 2020
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online