Shirkii wadatashiga Qaranka oo saaka ka furmay Xerada Afisyooni.[Video]
(May 22, 2021)
Afhayeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa saaka waxaa uu ka warbixiyay Shirka Maanta ka furmay Xerada Afisyooni ee udhexeeya DFS , Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Bana
Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Muqdisho.[Masawiro]
(May 22, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somaaliya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa
Madaxweyne Deni oo la kulmay Ra’iisul wasaare Rooble.[Masawiro]
(May 21, 2021)
Muqdisho:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa waxaa uu kulan gaar ah la qaatay Ra’iisal Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble. Kulanka caawa u dhexeeyey Ra’iisul Wasa
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Deni oo gaaray Muqdisho.[Masawiro]
(May 21, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha iyo Wafdi giisa waxaa Garoonka diyaaradaha ee M
Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee dowladda Puntland oo Aaska Qaran loogu sameeyey Garoowe.[Video]
(May 21, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Garoowe kaga qayb-galay Aaska Qaran ee Mad
Ra’iisul Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble oo kulan casho iyo iswaraysi u sameeyey Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada.[Masawiro/Video]
(May 20, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan casho iyo iswareysi ah sameeyay madaxweyneyaasha dowlad-goboleedyada Galmudug, Jubaland i
Puntland oo Guddi u magacaabay qaban-qaabada aaska Qaran ee loo samaynayo Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Dowladda Puntland
(May 20, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi u magacaabay qaban-qaabada aaska Qaranka ee loo samaynaayo Alle naxariisti
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo gaaray Muqdisho.[Video]
(May 20, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa hadda soo gaaray magaaladda Muqdisho, ee caasimada dalka Soomaaliya waxaana garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Muqdisho
(May 20, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa hadda gaaray magaaladda Muqdisho,ee caasimada dalka Soomaaliya , Madaxweynaha Konfur Galbeed Cabdicasiis
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland
(May 20, 2021)
Muqdisho:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Puntland Janaraal Cabdisamad Cali Shi

« Previous PageNext Page »