Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka oo goordhow la soo xidhayo
(May 27, 2021)
Muqdisho:-Shirka wadatashiga Qaran ee ka socda Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ee caasimaa dalka Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta la soo gaba gabeeyeyo iyadoo shirkana ay ka qayb galaye
Dowladda:“Heshiis ayaa laga gaaray doorashada Soomaaliya”
(May 25, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq, ayaa khudbad uu galabta u jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku sheegay in “heshiis laga gaaray” arrimaha la isku
Shirka wadatashiga Qaran ee ka socday Teendhada Afisiyooni oo galay maalintii 4aad.[Video]
(May 25, 2021)
Muqdisho:-Shirka wadatashiga Qaran ee ka socda Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ee caasimaa dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu galay maalintii 3aad waxaan ka qayb galay Madaxad dowladda Gobollee
Shirka wadatashiga Qaran ee ka socday Teendhada Afisiyooni oo galay maalintii 3aad.[Video]
(May 24, 2021)
Muqdisho:-Shirka wadatashiga Qaran ee ka socda Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu galay maalintii 3aad waxaan ka qayb galay Madaxad dowladda Goboll
Taliyaha ciidamadda Booliska Puntland oo la kulmay saraakiil Ciidan.[Masawiro]
(May 24, 2021)
Garoowe:-Taliyaha ciidamadda Booliska Dowladda Puntland S/guuto Cabdi Xassan Xuseen ayaa shalay iyo maanta kullamo ku saabsan hawlaha tayeynta iyo horumarinta Booliska kula yeeshay xarunta dhexe ee G
Madaxweynaha Puntland oo bogaadiyey Barnaamijka Hirgelinta Ururada siyaasiga ee Puntland[Video]
(May 23, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa bogaadiyay habka ay u socoto hirgelinta nidaamka Dimuqraadiyada Puntland oo hadda ay diiwaangelintii codbixiyeyaasha ay k
Shirka Wadatashiga doorashooyinka Qaranka oo galay maalintii labaad
(May 23, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta mar labaad guddoomiyay Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo galay maalintiisii labaad. Ma
Barnaamijkii Taxanaha AF-MEER iyo Dilaa Sahal Qaybtii 3aad.[Daawo]
(May 22, 2021)
Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa laga soo bilaabo 2008 ilia 2021 wax ka socday dilal qorsheysan oo kooxda Al Shabaab ay ku beegsanayeen haldoorka gobalka Mudug. Shacabka ku
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qayb galaya shirka wadatashiga Qaran.[Masawiro]
(May 22, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda ka qeybgalaya Shirka Arrimaha Doorashada Soomaaliya . Shirka oo ka furmay Teendhada Afisyooni waxaa ka qeybgalaya Ra
Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo si Rasmi ah u Daah Furtay Imtixaanka Shahaadiga ah ee sanad Dugsiyeedka 2020/2021.[Video]
(May 22, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash ) ayaa maanta si rasmiya u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee Dowladda Puntland ee sanad Dugsiyeedka 2020/2021

« Previous PageNext Page »