Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland
(May 20, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa ka tacsi yeeyay geerida Alle ha u naxariistee Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Janaraal Cabdisamad Cali Shire, oo ku dhint
Puntland oo ka tacsiyeeysay geerida Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire
(May 20, 2021)
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland waxa uu tacsida iyo tiiraanyad
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha DFS Cabdi Farax Juxa oo laga waraystay doorashooyinka Puntland.[Video]
(May 19, 2021)
Garoowe:-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Said Juxa oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga SBC waxaa wax laga wiidiiyey hanaanka cusub ee Doorashooyinka tijaabada
Madaxweynaha Dowlada Jubaland oo magacaabay Golahiisa wasiirada
(May 19, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Jubaland. [ngg src="galleries" ids="3721" display="basic_thumbnail"] A/cawaale
Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug oo gaaray Muqdisho.[Video]
(May 19, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay
Ciidamada Booliska Boosaaso oo qabtay Khamri fara badan.[Video/Masawiro]
(May 18, 2021)
Boosaaso:-Subaxnimadii hore ee saaka waxaa Kaantaroolka magaalada Boosaaso ay Ciidamada Booliska ay ku guuleysteen in ay gacanta ku soo dhigaan Khamri la doonaayay in magalada Bosaaso si qarsoodi ah a
Gal-Mudug oo gudi u saartay baaris in ay ku sameeyaan dilkii Sh.Cali Axmed Faarax
(May 17, 2021)
Gaalkacyo:-Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu magacaabay Guddi xaqiiqo raadin iyo baaris ku sameeya falkii afduubka iyo dilka loogu geystay Allaha u naxariiste Sh. Cali Axm
Puntland oo ka tacsiyeeysay geerida Jeneraal Cali Ismail Maxamed
(May 17, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxa uu ummadda Soomaaliyeed iyo shacabka Puntland uga tacsiyaynayaa geerida Alle naxa
Ra’iisul wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay
(May 16, 2021)
Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed  Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay dalka Jabuuti uga qeyb galeen caleemo-saarka madaxweynaha Jamhuuriy
Ku-simaha Madaxweynaha DGPL oo ka daah-furay Qardho barnaamijka diwaangelinta codbixiyayaasha doorashada Dawladaha Hoose
(May 16, 2021)
Qardho:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta ka daah-furay magaalada Qardho barnaamijka diwaangelinta codbixiyayaasha do

« Previous PageNext Page »