Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Ra’iisul wasaare XFS u soo gudbiyey liiska Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta S/land
June 2, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland.
1. Cabdishakuur Daa’uud Maxamed – FEIT
2. Maxamed Ciise Heybe. Xallinta Khilaafaadka
3. Suleymaan Caydiid Cismaan – SEIT
4. Cabdishakuur Abiib Xayir – SEIT
5. Maxamed Cali Cabdillaahi – SEIT
6. Jaamac Cumar Cali – SEIT
M_M_Deeq
Halgan.net