Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Ra’iisul wasaare XFS u soo gudbiyey liiska Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta S/land

June 2, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland.

1. Cabdishakuur Daa’uud Maxamed – FEIT

2. Maxamed Ciise Heybe. Xallinta Khilaafaadka

3. Suleymaan Caydiid Cismaan – SEIT

4. Cabdishakuur Abiib Xayir – SEIT

5. Maxamed Cali Cabdillaahi – SEIT

6. Jaamac Cumar Cali – SEIT

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

253,663 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>