Golaha Wadatashiga Qaran oo beri shir uga furmi doono magaalada Muqdisho

August 20, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Wararka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in maalinta beri ah uu ka furmi doona xerada Afisyoone Shirkii Gollaha wadashiga Qaranka.

Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu kulan iskugu yeeray Madaxda maamul Gobolleedyada si looga arrin sado howlo qabyo ah oo la doonayo in lagu dhamaystiro arrimaha doorashooyinka la filayo in ay ka dhacdo.

Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxda Gobolleedyada waxaa ay isla meel dhigi doonaa habraac doorasada aqalka hoose oo maalmihii la soo dhaafay uu ka jiray khilaaf kala aragti duwanaan oo soo dhex gashay xubno ka wada tirsan gudiga doorashooyinka ee heer Federaal.

Madaxada maamul gobolleedyada ayaa inta badan ku sugan magaalada Muqdisho waxaan maalinta beri la filayaa in uu ku soo biiro Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online